Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada London oo ay kaga qeyb-galyaan wafdiga Jamhuuriyaddu, shirka hoggaamiyeyaasha caalamka ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa.
Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Kulamo la qaadan doona Madaxda dalka Ingiriiska oo uu kala hadli doono dagaalka ka dhanka ah argagixisada iyo in ay ka taageeraan Soomaaliya qorshaha qaran ee qaadista cunaqabateynta hubka ee saaran dalkeenna, maadaama ay xubin ka yihiin Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.
=XIGASHO WARBAAHINTA DOWLADA=
No description available.No description available.No description available.No description available.
Previous articleHanti fara badan oo Soomaalida xalay uga baaba’day dab ka kacay Suuqa Wajeer
Next articleFarmaajo oo markii ugu horeysay ka hadlay Roobabka iyo Fatahaadaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here