Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo kula qaatay xarumahooda magaalada Washington ee dalka Mareykanka mas’uuliyiinta ka tirsan hay’adda Lacagta Adduunka iyo Bankiga Adduunka ayaa uga mahadceliyay doorkoodii guushii taariikhiga ahayd ee dalkeennu ka soo hooyay barnaamijka deyn cafinta.

Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiintan kala hadlay sidii hay’adahoodu ay markale Soomaaliya ugu garab istaagi lahaayeen xaqiijinta himmilooyinka dhaqaale ee u dagsan, tayaynta hay’adaha maaliyadda, kor u qaadista dakhliga iyo maalgashiga caalamiga ah .

Advertisement

Deputy Managing Director Antoinette Sayeh greets President of Somalia Hassan Sheikh Mohamud at IMF headquarters in Washington D.C on December 13th 2023.
IMF Photo/Kim Haughton

Previous articleRa’iisulwasaare Xamze oo Somalida ugu Hambalyeeyay guusha deyn cafinta+Sawirro
Next articleAadan Madobe oo Somalida ugu Hambalyeeyay guusha deyn-cafinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here