Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Xamse Cabdi Barre ,
Raiisul Wasaare cusub aya lasi ogaa magacaabistiisa waxayna kusoo beegmeysaa xili xasaasi ah ee dalka u baahan yahay sama tabixin.