Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay, qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada Galmudug oo uu kala hadlay xasilinta deegaanada laga xoreeyay Alshabaab iyo qorshaha dowlada ku gaarsiineyso adeegyo bulsho oo dhameystiran.

Madaxweynaha ayaa mas’uuliyiinta uu la kulmay la wadaagay dadaalka dowladdu ay ku bixiso  -sidii Alshababa looga saari lahaa  degaanada haatan ay ku harsan yihiin Galmudug iyo Guulaha  wax ku ool ka ah ay ciidamada qaranku ka gaareen Hawlgallada ka dhan ka ah Alshabaab , isaga oo bogaadiyay garab istaaga dadka deegaanka ee halyeeyada ciidamada qalabka sida

Advertisement
Previous articleDEG DEG Dowlada oo diiday in aan la qaban karin banaabax qoraal goordhaw ka soo baxay booliska ayaa sidaan lagu yiri
Next articleMucaaradka Somaliland oo shacabka ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidamada millateriga facebook sharing buttontwitter sharing button

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here