#UPDATE Guddigan gaarka ah oo ka kooban Labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad ee loo xilsaaray meelmarinta mudo kororsiga baarlamaanka 11-aad iyo Madaxweynaha DFS ayaa shalay yeeshay kulankoodii, waxayna isku raaceen.

1- In baarlamaanka 7 maalin gudahood fadhi wadajir ah ay ku horgeeyaan in mudo xileedka Dawladda laga dhigo 5 sano oo ka bilaabanaysa May-2022.

Advertisement

2- In Warbaahinta lahadalkeeda iyo doodaha ka dhasha kajawaabidooda loo daayo Raysalwasaare kuxigeenkii hore Mahdi Max’ed Guuleed, oo isagu difaacaha noqon doona.

97 xildhibaan ayaa mooshinka kordhinta saxiixay, kaas oo lasoo bilaabay qoridiisa AUGUST-2022.