HomeWarkiiMadaxweyne Xassan " Dowladihii na caawin jiray annaga ayaa caawin doonna dhawaan"

Madaxweyne Xassan ” Dowladihii na caawin jiray annaga ayaa caawin doonna dhawaan”

DHUUSAMAREEB (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in Somalia dhawaan noqon doonto kuwa iyaga wax caawiya halkii awal iyaga la caawin jirey sida uu warka u dhigay mar uu ka hadlayay xalay Magaalada Dhuusa-mareeb.

“Dalku horumar muuqda ayuu ku tallaabsaday Waxaan dhawaan ka bixi doonnaa inaan dhahno, Waddo 2 km ah yaa noo dhisa, Dowladihii na caawin jiray annaga ayaa caawin doonna” ayuu yiri Madaxwene Xasan.

 

See less
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -