HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb+SAWIRRO

Madaxweyne Xassan oo gaaray Magaalada Dhuusa-mareeb+SAWIRRO

May be an image of 6 people, aircraft and text that says "中 FOKKIR DANGER-"Dhuusamareeb, Ogostoo 19, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah iyo saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ayaa soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.
Madaxweyanaha ayaa waxaa sii diirran u soo dhaweeyey; Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Kuxigeenkiisa Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Wakiillada Galmudug, bulshada iyo odeyaasha dhaqanka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa inta uu ku sugan yahay Dhuusamareeb waxa uu kulammo la leeyan doonaa Madaxda Galmudug iyo qaybaha bulshada, isaga oo xarigga ka jari doona mashaariic horumarineed oo laga hirgaliyey Galmudug.
Sidoo kale, Safarka Madaxweynaha ayaa ku saleysan dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, iyadoo uu xoogga saari doona abaabulka bulshada iyo dhiirri gelinta ciidamada naftooda u huraya xoreynta dalka.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Agaasimaha Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaMay be an image of 3 people, aircraft and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 8 peopleMay be an image of 6 people, dais and textMay be an image of 7 people, wedding and daisMay be an image of 7 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -