HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweyne Xassan oo Muqdisho ku soo laabtay

May be an image of helicopter

Madaxweynaha Jamhuriyada Somalia  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhameystay safarkii uu ku joogay Galmudug gaar ahaan Magaalada |Gaalkacyo oo uu xalay ku hoyday waxaana ka soo safray garoonka diyaaradaha Gaalkacyo isagoona  dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa shalay safarka dhulka ah ku gaaray Gaalkacyo isaoona ilaa Cadaado safar ku soo kala bixiyay xili uu socdaalka ka soo bilaabay caasimada Galmudug ee Dhuusa-mareeb,madaxweyne Xasan wuxuu soo dhaweyn heer sare ah kala kulmay dhamaan dhulalkii iyo magaalooyinkii uu soo maray.
Magaalada Gaalkacyo dhankeeda Koofureed oo ay maamusho Galmudug wuxuu Madaxweynuhu kula kulmay siyaasiyiinta ,waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada waxaana ugu danbeyn uu ku soo laabtay Muqdisho.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -