HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed u cadeeyay mowqifkiisa doorashada

Madaxweyne Xassan oo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed u cadeeyay mowqifkiisa doorashada

May be an image of one or more people, dais and textMUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud oo xalay Madaxxtooyada ku casuumar Odayaasha dhaqanka Soomaaliya kuwaasoo Gobolada dalka isaga yimid si ay uga qeybgalaan xafladii caleema saarka Ugaaska Beesha Mursade ayaa u cadeeyay mowqifkiisa doorashada dalka ka dhici doonta ee Madaxtiimada Somalia.
Madaxweyne Xassan wuxuu u cadeeyay dhaqanka inuusan ka tanaasulin karin Doorashooyin qof iyo cod-ka ah,wuxuu intaasi ku daray in doorashadaani tahay xaq dastuuri ah.
“Waxaan marnaba laga tanaasulikarin in dadka Soomaaliyeed ay helaan xuquuqdooda dastuuriga ee doorashada hoggaamiyaha ay doonayaan 57 sano kaddib” ayuu yiri Madaxweyne Xassan oo sii raaciyay in doorashooyinkii dadbanaa laga faa’iidey dhibaatooyin oo kaliya.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -