HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Adis-ababa+SAWIRRO

Madaxweyne Xassan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Adis-ababa+SAWIRRO

ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed ayaa gaaray Magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Itoobiya halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha kadibna loo galbiyay madaxtooyada Itoobiya.

Madaxweyne Xassan ayaa u tagay Adis-ababa sida aan wararkeenii saaka idinku sheegnay ka qeybgalka shir 2-aad ee isbedelka cimilada Afrika oo ka furmaya xarunta Midowga Afrika.

Wasaarada arimaha dibada Itoobiya ayaa cadeysay in Madaxweynuhu shiirkaasi Afrika kaga qeybgalayo Adis-ababa xili sidoo kale dhawaan Itoobiya ay daah-fureyso mashruuca xiritaanka kanaalka wabiga Niil kaasoo ay si aad u adag uga soo hor jeedo Masar.

May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisNo photo description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -