HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo xalay la caweeyay shacab reer Muqdisho ah+SAWIRRO

Madaxweyne Xassan oo xalay la caweeyay shacab reer Muqdisho ah+SAWIRRO

May be an image of one or more people and crowdMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay booqday mid ka mid ah goobaha nasiinada ee magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kula caweeyay, qaar ka mid ah bulshada ku nool caasimadda.

Madaxweynaha ayaa dhallinyarada uu la kulmay kala qayb qaatay ciyaaraha kala duwan ee ay ku madadaalaan, isaga oo ku bogaadiyay doorka wanaagsan ee ay ka qaataan ilaalinta nabadgalyada, is dhex galka bulshada, dib-u-dhiska iyo horumarka dalka.
DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: media@presidency.gov.soMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of one or more people and crowdMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, people dancing, crowd and textMay be an image of one or more people, people playing billiards and textMay be an image of one or more people, hookah, newsagent and textMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, crowd and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -