HomeWarkiiMadaxweyne Xassan "Qori in wax lagu muquuniyo iyo xoog way dhamaatay ha...

Madaxweyne Xassan “Qori in wax lagu muquuniyo iyo xoog way dhamaatay ha isku dayinsi kale xukunka ku raadso”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay habka xukunka lagukala wareego ayaa ka digay in xoog wax lagu raadiyo taas badalkeeda wuxuu soo jeediyay in hab siyaasadeed lagu wax lagu raadiyo.
“Qori in wax lagu muquuniyo iyo xoog way dhamaatay ha isku dayinsi kale xukunka ku raadso” ayuu yiri Madaxweyne Xassan
Halkaan ka daawo muuqaalka hadalka Madaxweynaha  oo aan ka soo xiganay Universal TV:-
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -