Xassan Shiikh oo Magaacabay Gudoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya (Akhriso)

Madaxweynaha dowlada Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi mar kale u magacaabay guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Advertisement

War-saxaafadeed lagu daabacay barta Twitter-ka ee Bankiga Dhexe ayaa magaabistan lagu baahiyey iyadoo Muddo xileedka cusub ee guddoomiyaha uu noqon doono afar sano oo ka bilaabaneysa 17-kii bishan July.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAFADEED KU QORAN ENGLISH OO KA SOO BAXAY BANKIGA DHEXE

Previous articleNambarada ayaa muujinaya in Milan ay ku riyaaqday koboc ganacsi iyo tafaariiq tan iyo markii uu Pulisic la soo wareegay
Next articleWasiir Ganacsiga oo raali gelin bixiyey ka dib cadaadis kaga yimid Ra’isul Wasaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here