Madaxweyne Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Carafa ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la cirib-tiro musuqmaasuqa, waxa uuna wacad ku maray in dowladda ay si la mid ah Khawarijta ula diriri doonto xatooyada xoolaha dadweynaha.

Advertisement

“Dadka Soomaaliyeedow ogaada, Alshabaab ka na qarxinaaya iyo kan tuuga ah ee canshuurta xadaaya nooma kala sokeeyaan” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh.

HOOS KA DAAWO HADALKA XASSAN SHIIKH

Previous articleCiidanka ATMIS oo fariisimo cusub ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka
Next articleWaa kuma ninka dilka ugu hanjabay Salman Khan?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here