WARQAD KA SO BAXDAY XAFIISKA MADAXWEYNE QOOR,QOOR DASTUURKA AYAY BAALMARSAN TAHAY.

Warqad ka so baxday Xafiiska Madaxweyne Qoor,qoor waxay baalmarsan tahay Dastuurka Galmudug Shaqo ka joojinta Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Galmudug waa dhaqan gal.

Advertisement

Sidoo kale Xil kaqadistii Golaha Deegaanka Caabudwaaq ay ku sameyeen Gudomiyihii hore iyo ku-xigeenkiisa ayadana waa dhaqangal waxaana Gudiga Doorashada farayaa in Doorasho Xor iyo Xalaal ah la qabto.

Waxaan faraya Hay,adaha kala duwan ee la shaqeeya Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug in aysan la macaamilin Wasiirki hore ee Shaqada laga joojiyay hay,adii la macaamishana in Tilaabo Sharci ah laga qaadi doono.

Ugu dambeyn laamaha Amniga waxaa la farayaa in aysan ku milmin Siyaasada murugsan ee Galmudug hadda ka jirta.

——-
πƒπ‡π€πŒπŒπ€π€πƒ
Xafiiska Warfaafinta Ee Madaxweyne Ku-Xigeenka Dowladda Galmudug
Email: Info@vicepresident.gm.so
Facebook: https://www.facebook.com/vicepresident.gm
Twitter: https://twitter.com/galmudugvp
Instagram: https://instagram.com/galmudugvp?igshid=NTc4MTIwNjQ2YQ==

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here