HomeWarkiiMadaxweyne xigeenka Jubaland oo gaaray Balad-xaawo

Madaxweyne xigeenka Jubaland oo gaaray Balad-xaawo

May be an image of 6 people and textBALAD-XAWO (DAYNIILE.COM)-Tan iyo shalay markii ay ciidamada Jubaland la wareegeen inta badan Magaalada Balad-xaawo waxaa magaalada ku soo badanaya madaxda saraakiisha ,wasiirada iyo xildhibaanada Jubaland ee soo gaaraya Magaaladaasi.

Madaxweyne kuxigeenka Jubaland  Maxamuud Sayid Aadan ayaa la soo sheegaya inuu garay degmada Baledxaawo oo ib muda ahba uu dibad joog ka ahaa madaama ciidamada Dowlada magaalada inta badan ay maamulayeen walow shalay laga fara-maoojiyay dagaal dhexmaray iyaga Jubaland.
Sidoo kale waxaa iyagana la arkayay iyagoo magaalada Balad-xaawo dhex mushaaxaya Wasiiro, Xildhibaano, masuuliyiin maamulka gobolka iyo kan degmada Baledxaawo iyo saraakiil sar-sare kuwaasoo uu horkacayo Taliyaha ciidaamada Daraawiishta Jubaland ee gobolka Gedo.
C/rashiid Janan oo Dowladu u soo magacowday Taliha NISA ee Gedo iyo Madaxa Amniga Geddo oo shalay imaanshihiisii ay sababtay in ciidamada Dowlada laga itaal roonaado ayaa xalay warbaahinta kula hadlay isla Balad-xaawo walow inta badan laga qabsaday wuxuuna sheegay in turid uu shacabka u turayo darteed uu amray shalay ciidamada Dowlada inay ka baxaan xarumaha Dowlada markaasuu dagalkuna soday.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMay be an image of 3 peopleMay be an image of 6 people and textMay be an image of 4 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -