Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda WFP ee Puntland Mr Shashi Menon iyo wefti uu hogaaminayey.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xidhiidhka wadashaqayneed ee Puntland iyo Hay’adda WFP, sidii WFP kaalin xoogan uga qaadan lahayd kor uqaadida wax-soosaarka dalka iyo u adkaygsiga abaaraha ee bulshada.

Advertisement

XIGASHO PUNTLAND TV

Previous articleYuusuf Madaale oo siyaasiyiinta Mucaaradka ku digtay
Next articleXOG: Talaabo gacan ka geysan lahayd soo qabashada gacan ku dhiiglaha oo uu fashiliyay Taliye Macalin Mahdi?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here