Madaxweynihii hore Somalia iyo marwadiisa ayaa maanta u guuray dalka Turkey halkaas oo ay degi doonaan, Farmaajo ayaa dalka joogay tan iyo markii doorashada looga adkaaday oo ay ka soo wareegatay afar bil iyo bar waana madaxweynihii ugu horreeyay ee muddo intaas ah dalka jooga isagoo xilka ka degay oo shacab ah.

Dalka Turkey oo ay hadda joogaan saaxiibadiisii kale ayaa wararku waxay sheegayaan inay shir ku yeelan doonaan kooxdii Nabad iyo Nolol oo saraakiishii ugu sarreysay inta Turkey joogta mooyee inta kale ay tagi doonaan maalmaha soo aadan.

Farmaaja ayaa cabsi xoogan kaso wajhday xaaldda Amni ee caasimadda Soomaaliya kadib marki ay soo badteen dilka iyo qaraxyad Miinooyinka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here