Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

0

Madaxweynihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee dalka  Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo is mari-waaga u dhexeeya madaxda dowladda iyo kuwa maamul goboleeyada dalka.

Cabdiqaasim ayaa kula taliyey madaxda dowladda dhexe iyo kuwa kale ee dowlad goboleedyada, gaar ahaan Puntland iyo Jubbaland in xalka laga abaaro dhanka wanaaga, wada shaqeynta iyo isu tanaasulka, si loog gaaro horumarka la hiigsanayo.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in haatan loo baahan in laga gudbo nidaamka 4.5, islamarkaana dalka loo jiheeyo doorasho dadweyne, si ay shacabku wax u doortaan.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here