London (Dayniile)-Rabi ha u naxariistee waxaa Caawa Dalka Britain ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin.

Marxuumka oo ahaa ninkii aas’aasay Maamulka Galmudug gaar ahaanaa ka yagleelay Koonfurta Gaalkacyo ayaa lagu ixtiraami jirey talaabadaasi uu qaaday.

Advertisement

Allaha u naxariistee wuxuu waqtiyadaan danbe ku xanuunsanaa Caasimada Britan ee London halkaasoo uu caawa ku geeriyooday.

Ma cada in Dalka UK lagu aasi doono iyo in la soo qaadi doono waxayse ku xiran tahay go’aanka ehelkiisa iyo Maamulka Galmudug.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleDowlada oo ku dhawaaqday shirkadii ku guuleysatay inay qaadato qandaraaska daabulida xajeyda sanadka danbe
Next articleKulanka Caawa ay yeesheen Wasiirada Hirshabelle maxaa looga hadlay?+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here