Madaxweynihii hore ee HirShabelle oo gaashanka u daruuray guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaasi

0

Madaxweynihii hore ee HirShabelle,  Cali Cabdullahi Cosoble ayaa weerar culus ku qaaday guddiga farsamada ee soo xulista baarlamaanka labaad ee maamulkaasi, isaga oo sidoo kale ka horyimid jadwalka doorasho ee ay soo saareen.

Cosoble ayaa sheegay in guddiga farsamada ay heysato xirfad xumo, islamarkaana ay yihiin ciyaal laga soo magacaabay hal xafiis oo kaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dhammaantood ay ka tirsanaayeen shaqaalaha xafiiska madaxweyne ku xigeenka maamulka HirShabelle, Cali Guudlaawe.

Waxa kale oo uu carabka ku dhuftay in HirShabelle ay haatan ka baxsan la’dahay dhibaatooyinka ku hareereysan, iyada oo ku jirto marxalad aad u adag.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here