Madaxweynihii hore ee Wadanka Donal Trum ayaa waxaa loo furi donaa Aqkoonadii uu Baraha Bulshada kulahaa, Sida Facebook, Tweter iyo Kuwo kale.

Madaxweyne Trum Afar Bilood ka hor ayaa ugu dambeysey isticmaalka Barihii Bulshada uu adeegsaneyey.

Shirkadaha Mareykanka ee dhinaca Isgaarsiinta ayaa Madaxweyne Trum Talaaba ka qaaday kadib markii ay Taageeriyaasha,

Mr Trum ay weerareen Haruunta Aqalka Koongareska Mareykanka ee Kabital Hil, 6 Bishii Janaayo ee Sanadkaan.

Warkaan waxaa warbaahinta Fox News u sheegey mid kamid ah lataliyaasha Madaxweynihii hore oo la yiraahdo Jason Miller.

Donal Trum waxaa uu aad u diiday in looga guuleystey Doorashadii Dalkaasi ka dhacaday 4 Bishii 11aad ee Sanadkii na dhaafey.

Mr Jason waxaa uu shaackaqaaday in muddo Laba ama Sedex Asbuuc gudahood uu Trum loo ogolaandoono isticmaalkiisii Baraha Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here