Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo dhawaan dalka dib uga soo Labtay ayaa kulan wada tashi ah la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaannada golaha shacabka,waxayna ka wada hadleen xaaladda Dalka iyo sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha jira.

Kulankaan ayaa qayb ka ah kulamo uu Madaxweynaha hore maalmahan la yeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada.

Advertisement

Sikastaba ha ahaate marxalada lagu jiro xiligaan ayaa u muuqneyso mid laga cabsi qabo dowladda in ay muddo kororsi aan sharci aheyn ku darsadaan Villa Somalia waan aysan isku raacsaneyn masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta kale ee dalka wax kasoo hogaamisay taasi iyadoo laga duulaayo ayaa waxa hada bilaabatay in Madaxweyne shariif iyo qaar ka tirsan xisigiisa ay ka yeeshaan kullamo is wareysi ah marxalada dalka uu maraayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here