SOMLASER Group waa shirkadd Private Bodygurad Service ah waxaa kamid ah Sarakiil Somali iyo Ajanabi ah waxaana shirkadani iska leh Madaxweynihii hore Soomaliya Maxamed Cabdulaahi FARMAAJO.

Ilo xogogaal ah ayaa Dayniile.com u xaqiijiyey in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu siiyey Shikad Private ah oo ilaalisa Amaanka Madaxda Golaha wasiiradda iyo Guryahooda iyo Goobaha ay ku kulmaan Madacweynihii hore Maxamed Cabdulaahi FARMAAJO.

Arrintan ayaa lagu tilmaamey in ay hoos u dhigi doonto dhimashadda iyo qasaaraha ay la kulmaan Madaxda Dowladda.

Heshiiskan qarsoodiga ahi lama horkeeni doono Golaha labadda Aqal waxaa lasoo.sheegayaa in Sheekh adan Madoobe uu lug ku leeyahay Saamiga shirkaddan.

Wararka Aqbaartii ugu dambeeyey Dalka halka hoose kala socda

Dayniile.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here