HomeCyberSecurityMadaxweynihii Nigeria oo ku geeriyooday London

Madaxweynihii Nigeria oo ku geeriyooday London

Muhammadu Buhari lead Nigeria two times for e lifetimeLONDON (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii hore ee ee  Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa ku geeriyooday da’da 82 sano xili maalmihii ugu dambeeyay uu ku jirey isbitaal ku yaal Magaalada London ee  xanunta Dalka Britain sida uu cadeeyay Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Garba Shehu.

Muhammadu Buhari wuxuu ahaa jeneraal militari 80-meeyadii, waxaana la doortay labo jeer madaxweyne ka dib markii uu ku soo laabtay xukunka rayidka 1999kii.

Dem bin 1985 waxa uu afgambiyay diden General Ibrahim Babangida,wuxuu dhintay laba sano ka dib markii uu xafiiska ka degay 2023.

Madaxweynaha Dalka Nageria  Tinubu ayaa ku amray madaxweyne ku xigeenka Kashim Shettima inuu u safro Boqortooyada Ingiriiska si uu u soo raaco Meydka Madaxweyne Muhammadu Buhari si loo keeno dalkiisa Nigeria islamarkaana aas qaran loogu sameeyo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -