Wararka laga helaayo Maamulka puntalnd ayaa sheegaya in Howlgalo ay sameeyeen ciidamada Amaanka Puntland ay gacanta ku soo dhigeen koox ka tirsan Alshabaab.

Howlgalkaan oo ka dhacay Gobolka Bari deegaano hoos taga ayay Ciidamadu ku soo qabteen 3 dagaalame oo ka tirsan Alshbaab sida ay shaaciyeen saraakiil Puntland u hadashay.

Advertisement

Ciidamada PSF waxay intaas ku dareen in sedexda Alshabaab uu ka mid yahay madaxii sahanka iyo sirdoonka Alshabaab u  qaabilsanaa dhanka Puntland.

Al-shabaab iyo Daacisha oo labaduba ka jira Puntland ayaa ku yara xoogan buuraha gal-gala halkaasoo ay inta badan weeraro ka soo qaadaan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

 

Previous articleMadaxweyne Xasan oo Xariga ka jaray wado loogu magac daray Cali Mahdi
Next articleGuddoomiyaha SODMA iyo Xil. Abuukate oo siweyn loogu soo dhaweeyay Degmada Jawiil+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here