HomeWarkiiMaduro oo sheegay inuu wali yahay Madaxweynaha Venezuela

Maduro oo sheegay inuu wali yahay Madaxweynaha Venezuela

Ousted Venezuelan President Maduro arraigned in U.S. court today; Trump  threatens other nationsNEW YORK (DAYNIILE.COM)-Madaxweynihii Dalka Venezuela ee dhawaan Mareykanku xukunka ka tuureen markii ay ku weerareen dalkiisa islamarkaana soo xireen ayaa Maxkamad ku taal Magaalada New York ee Dalka Mareykanka wuxuu ka sheegay inuu isagu wali yahay Madaxweynaha dalkiisa Venezuela.

Maduro wuxuu sheegay inuusan wax danbi ah ka helin islamarkaana uu wali yahay Hogaamiyaha dalka Venezuela,guud ahaan eedaha Maxkamadu u jeedisay ayuu waxba kama jiraan ka soo qaaday,sidoo kale wuxuu ku celceliyay

“Ma ihi dambiile, walina anaa Madaxweyne ka ah dalkayga,”

Dacwadaha Maxkamada Mareykanku ku soo oogtay Madaxweynihii Venezuela ayaa kala ah shirqoolka Daroogo, argagixisanimo iyo hubka sida aaladaha wax bur-buriya.

Sidoo kale xaaska Maduro ayaa iyaduna beenisay inay wax danbi ah gashay,xili sidoo kale warbaahinta dunidu hadal hayaan in xaaska jirkeeda laga helay dhaawacyo u muuqda in jir dil loo geystay markii la soo qabanayay iyada iyo ninkeeda oo ah Madaxweynaha Venesuela.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMVenezuela's Maduro says he is 'innocent', declares he is 'president of my  country' | South China Morning Post

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -