Magaalada Cadaado oo Afar Qof ugu Dhinteen Cudurka Karoone 19

0

Wararka naga soo gaaraayo Degmada Cadaado ayaa Sheegayo in Halkaa ka Dilaacay Cudurka Karoonaha iyadoona Jirin sida Muuqata daryeel Caafimaad

Sida warka lagu helaay Xalay kaliya 4 Qof ayaa u dhimatay Daryeel Xumo Dhanka Caafinaadka iyadoona loo waayey Qalabka Dadka ka Caawiyo Neefta

Geerida Afartaan Qof ayaa la xaqiijiyey iyadoona Jiraan Dad Badan uu soo Ritay xanuunkaasi Halista ah

Dowlada Federaalka ayaa u Muuqata mid aan iska saarin xil Qaas ah joojisayna Waci galintii ka dib markii Bangiga Aduunka ka Heshay Gar gaar maaliyadeed oo Badan

Xaalada Soomaliya ma Fiicno sababtoo ah ma jirta ka hor tag waxaana moodaa Bulshada in ay isku fasaxan Yihiin oi kala Fogaageynin

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here