Magaalada Kismaanyo oo ku wajan yihiin Xubno ka socda labada Aqal ee Dowlada Federaalka si

Xubno ka tirsan Labada Aqal BFS ayaa saakay ku wajahan magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland.

U jeedka socdaalka xildhibaanada ayaa lagu shegay sidii xal looga gaarilahaa qilaafka dhanka doorashada madama Kismaayo looga dhawaaqay laba Baarlaman oo iska so horjeeda.

Xubnahaan ayaa kulamo.la qaadanayo labada dhinac ee is diidan ee Kismaanyo ku sugan kuwaa oo kala hogaaminayaan Madaxweynaha xilka ka dhamaaday iyo xubnaha u taagan in at booska ka tuurtaan Ahmed Madoobe

Magaalada Kismaanyo ay ku loolamayaan Dowlada Federaalka Soomaliya iyo Xubnaha Mucaaradka si 2021 Xildhibaanada ka soo baxayo qola walba iyadu u hanato waana hadafka.labada dhinac oo dal iyo dad u naxeyn

Xaalka Jubbaland ayaa u muuqda mid faraha ka sii baxaayo hadaana xal waaro laga gaarin ku keeni karto in dhiig badan ku daato

Xildhibaandaan labada aqal ee Federaaalka ayaa labada dhinac ee iska soo horjeeda la kulmayo si xal waaro looga gaaro qilaaka Keenay in maamulka uu yeesha 150 xildhibaan soo socdaan laba Gudoomiyey Baarlamaan iyo Laba Madaxweyne

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064