Qaar ka mid ah masaajiddyada Barriga magaalada London iyo magaalada Birmingham ayaa laga billaabay in lagu talaalo dadka muslimiinta ah ee ku nool deeganadaas.

Waxa iyagana talaalada, oo ah kuwa COVID-19 laga billaabay garoomada kubadaha qaarkood iyo xarumo ay leeyihiin jaaliyadaha.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa xili UK uu ka mid yahay |Dalalka yurub ee sida aadka ah dhibaatada u gaarsiiyay Xanuunka COVID-19.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here