Magaalada Muqdisho oo Caawa laga dareemayo Kacdoon shacab lagu diidan yahay Dowlada Farmaajo

0

Abaabul ciidan oo xooggan ayaa caawa kasocoda Magaalada Muqdisho, kaddib markii laga war helay shirqool ladoonayo in lagu khaarjito taliye Ismaaciil Cabdi Maalik oo u xiran Madaxweyne Farmaajo

Ciidamadaan is uruusanaya ayaa qorsheynaya in haddii taliye Ismaaciil loo gudbiyo xabsiga dhexe ay Hotellada Muqdisho kasoo qafaashaan kumanaanka Madaxweynaha ilma adeerradiisa ah ee halkaas deggan.

Ciidmadaan ayaa go’aankaan qaatay kaddib markii ay xaqiiqowday in Madaxweyne Farmaajo kaleexday tubti Dowlad-nimada uuna billaabay ugaarsiga dadka wax galka ah ee Beesha Murusade.

Waxaa jira qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Beesha Murusade oo isku dayaya iney ciidamadaan kuqanciyaan in xaaladda ladejiyo.

Arrintani ayaa ah mid aad u fool xun iyo wax laga naxo balse mas’uuliyaddeeda waxaa qaadi doona Madaxwene Farmaajo oo soo celiyay nidaamki qabiilka ee qaabta darnaa.

Wixi kusoo kordha waan idiin soo gudbin doonnaa insha Allaah.

Nabadoon Xaad oo caawa la hadlay ayaa dhaar ku maray in  Muwdisho  Guban doonto Banaanbaxto waa weyna ka dhici doono

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here