Magaalada Muqdisho oo ku soo badanayaan goobaha lagu gado Qamriga iyo xashiiska

0

Magaalada muqdisho oo ah caasimada Soomaaliya ayaa hada u muuqata in ay soo galeen shacab kala ka gisan oo ka yimid meel badan haba u badnadeen kuwa ka yimid qurbaha oo dhaqan ka duwan la yimid Soomaaliya

Magaalada Muqdisho ayaà aad u yaraa goobaha lagu gado Qamriga xiliyadii hore hadase waxaa jira Goobo badan oo lgu Iibiyo

Arimaha Kufsiga ayaa loo aaneynayaa noocyada kala gadisan ee Daroogada la isticmalayo sida qamriga .Xashiiska iyo Kaaniyaasha waxaan dareemeysaa in Dadka Isticmaalo xiligaan sii kor dhayaan kuwaa oo u badan dhalinyarada

Laamaha Amniga ayaa Dhowr mar qab qabtay Goobo lagu sameeyo Qamriga iyagoona wali ku raad jooga goobaha lagu gado Qamriga iyo daraagiska

Arimaha Daraagiska ayaa ah Halista ugu weyn ee Soomaaliya faraha badan ku heysa xiligaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here