Magaalada Muqdisho oo maalinta cad dhac toos ah ka bilaawday

0

Magaalada muqdisho oo dhowrkiisano la soo dhaafay aheyd magaala Nabdoon oo dhanka tuugada yarayeen ayaa hada waxaa moodaa in dhac bareer ah uu ka bilaawday

Dhaca ugu badan ayaa ah Moobeelada iyadoona si bareer ah oo Cabsi ku jirin leysku dhacaayo

Xaafadaha ugu bdan ee dhco ka socda ayaa kala ah Howl wadaag,wabari,Karaan ,Yaaqshiid iyo Boondheere iyadoona dhaci ugu danbeeyey uu ka dhacay Xalay kana dhacay Degmada Boondheere iyadoona Laba Gabdhood laga dhacay Laba Moobeel ay wateen

Dadka waxa dhacyo qaar ka.mid ha waa ciidamda dowlada kuwaa oo halkee ay Tuugad wax ka qaban lahayeen iyagu wax dhacayaan

Dhaca Ciidamda ayaa lagu macneeyey dhaqaalo xumo soo wajahaday Ciiidanka iyadoona dhac uu yara xiligii uu Dalka Ra iisal wasaaraha ka ahaa Xasan Cali Kheyre

Si kastaba ha ahaatee xiliga kala guurk ayaa Laamah Amniga laga dareemaa Habac sanaan weyn

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here