Muqdisho oo lagu qabtay dibad-bax ballaaran oo cadaalad loogu dalbayey marxuumad Xamdi Maxamed Faarax., Xili maanta ay furantay Dacwadii

0

Xili maanta Maxkamada Gobolka Banaadir ay dhagaysanaysay Kiiska dacwada Marxuumad Xamdi, oo laba Usbuuc ka hor Dil iyo Kufsi loogu Geestay Muqdisho, ayaa waxaa Goobta Buux dhaafiyay dadweyne aad u fara badan oo raadinaayo in loo Helo Marxuumada cadaalad.

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay dibad-bax ballaaran oo cadaalad loogu dalbayey marxuumad Xamdi Maxamed Faarax.

Banaan-baxa ayaa waxaa dhigay qaar ka mid ah ehellada marxuumadda iyo dadweyne fara badan, kuwaas oo saluug ka muujinayey habka loo maamulayo kiiskaas, kadib markii la sheegay in is-bedal lagu sameeyey qaar ka mid baarayaasha dhacdadaas.

sidoo kale Sheekada Allaha u naxariistee Xamdi Maxamed Faarax oo sanadkan ka qeyb gashay imtixaanka dowladda ayaa dad badan taabatay, kadib markii la’isugu daray kufsi & dil.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here