Sida laxaqiijiyay waxaa laqabtay magafihii Soomaaliga ahaa ee ladhihi jiray Xasan Geedi, Maxkamad kutaala Liibiya ayaa ku xukuntay Xabsi Daa’in, iyadoo lasheegayo in Yurub iyo Amerikaba ay codsadeen in ninkaas loo soo gudbiyo, Xasan Geedi ayaa codsaday in latuso caruur gaareysa 200 kuwaasoo uu kadhalay dumarkii Soomaaliyeed ee uu quruxda kaga soocday dumarkii halkaas marayay oo kukala nool Yurub iyo Amerika, dad badan oo yaqaana oo halkaas maray ayaa sheegay inuu ahaa nin arxan daran oo aan aqoonin jixin jix.

Advertisement

Xasan geedi ayaa lasheegay inuu kamid ahaa Midowgii Maxakimta ee Muqdisho, isagoo kamid noqday maamulkii Sheekh Shariif, Xasan geedi ayaa isaga laftiisa halkaas utagay inuu utahriibo Yurub, balse waxa ay is fahmeeyn magafayaal Liibiyaan ah, waana ninkii sameeyay akoonadii lacagta loogu shubi jiray Magafaha wayn.

SIKASTABA WAXAA SOO AFJARMAY 10KII SANO EE UU XASAN GEEDI SOO DHIBAATEEYAY SOOMAALI BADAN OO MARTAY DARIIQA LIIBIYA….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here