HomeWarkiiMahad Salaad muxuu kala hadlay Farmaajo, Khayre iyo C/raxman C.W

Mahad Salaad muxuu kala hadlay Farmaajo, Khayre iyo C/raxman C.W

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimaha Sirdoona Qaranka iyo Nabad sugida NISA Mahad Maxamed Salad ayaa kulamp siyaasi ah la qaatay sedex ka tirsan Mucaaradka kuwaasoo kala ah Madaxweyne hore Maxamed C/laahi Farmaajo,Ra’iisulwasaare hore Xasan Cali Khayre iyo Wasiir hore  Xildhibaan C/raxmaan C/Shukuur Warsame.

Warar ku dhaw dhaw kulamadaan ayaa sheegaya in Mahad Maxamed Salaad kala hadlay Madaxda Mucaaaradka arimo ku saabsan amniga Caasimada.

Mahad Salaas wuxuu u xaqiijiyay madaxdaan inaaney jirin wax qorshe Dowladeed ah oo lagu weerarayo guryaha mucaaradka taasoo u muuqata inuu Mahad Salaad ku dejinaayo xiisada maalmihii ugu danbeeyay ka taagnaa Muqdiaho iyo hadal heynta ah in Dowlada iyo mucaarasku isku hub urur sanayaan.

Ma  jirto war rasmi ah oo ka soo baxay madaxdaan kaasoo ay ku xaqiiniayaan kulankooda iyo waxa ay isla soo qaadeen.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -