HomeWarkiiMahad Salad oo gaaray guriga Xildhiban Jacfar iyo Xassan Cali Khayre oo...

Mahad Salad oo gaaray guriga Xildhiban Jacfar iyo Xassan Cali Khayre oo shacabka la kulmayy

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Tan iyo markii saaka lagu guuleyatay in la koojiyo dagaalka aaga Degmada Howlwadaag ayay masuuliyiin isku arkayaan gurigii saacadaha badan lagu dagaalamayay ee Xildhiban Jacfar..

Mahad Salaad oo ah masuulka ugu sareeya Sirdoonka Qaranka ayaa gaaray guriga Xildhibaan Jacfar waxaana uga horeeyay Wasiirka Caddaalada Somalia iyo Taliyaha sirdoonka  Gobolka Banaadir.

Sidoo kale Xasan Cali Khayre iyo Ugaaska Mursade ayaa banaanka guriga Xildhibaan Jacfar waxay kula kulmeen shacab badan kuwaasoo taaageere u muujiyay masuuliyiintaan.

XAFIISKA WARARKA SIYAAAADA 

DAYNIILE.COM

Ĺ

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -