Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in goor dhawayd Maleeshiyo hubeysan ay weerar ku qaadeen  hotel lagu magacaabo Nadiir oo ku yaalla gaalada Baraawe

Wararka ayaa sheegaya inay Halkaas ay ka dhacday is-rasaaseyn dhex-martay maleeshiyada iyo ciidan ilaalo ka hayey hotelka.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Qasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ka dhasheen halkaas.waxaana ka soo baxaya Warar kala duwan

Sidoo kale maleeshiyada hubeysan ee weerarka soo qaaday ay yihiin kuwa beeleed, oo kasoo horjeeda dhismaha golaha deegaanka Baraawe.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here