Feb:19/2/2021

Waxaa goor dhawayd dab ka kacay maqayad ku taala afaafka hore ee Garoonka Muqdisho kadib Rasaaas ka dhacday Halkaas.

Dagaalkan oo wali socda ayaa u dhaxeeya  Ciidamo la socda Musharixiinta oo Banaanbaxaya iyo Ciidamo xalay la dhoobay KM4.

Maqaayada dabka ka kacay ayaan la ogayn ilaa haatan waxa sababay Marka laga reebo Rasaas la sheegay in ay ka timid dhinaca Km4  oo uu joogo Taliyaha Ciidamada Haramcad farxaan qarooole oo xalay halkaas la Wareegay.

Kala soco Bogan Wixii ku soo kordha arintaas.

 

 

 

 

Office Nairobi

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here