ran ayaa Khubaro militari geysay dhulka Ruushku ka heystaaan Ukraie si ay Ruushka gacan uga siiyaan in ay halkaa ka soo qaadaan weerarda diyaaradaha drone-ka ee ay ka geystaan Ukraine , sida ay sheegeen saraakiisha Mareykanka .

Caasimadda Ukraie ee Kiyev ayaa maalinimdii Isniinta waxaa lagu dhuftay gantaalo ka yimid drone-nada Kmikaze ee ay heystaan Ruushka laakiin la rumeysan yahayin ay Iran Sameyso

Iran iyo Ruushka aya qorsheynaya in ay wadajir u sameystaan hub siiba noocyada diyaaradaha iyo hubka duqeymaha loo adeegsado

Ingiriiska yaa sheegay cunaqabateyn ay sareen ganacsiyo iyo shaqsiyaad Iran ah kuwaas oo ms’uul ka ah in Ruushku helo diyaaradahaa

Iran ayaa haatan Ruushka ka gacan siisa diyaaradaha drones-ka ee dhica duqeynta loo adeegsado

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here