Mareykanka iyo Ruushka ayaa hadalo kulul leh isku dhaafsaday kulanka waddamada hodanka ah ee laysku yiraahd G-20 ee ka socda Delhi, taas oo ku aaddan dullaanka Ruushka ee Ukraine.

Advertisement

Xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, ayaa sheegay in wadahadalka u soo dhex galay weerar aan loo meel dayin oo aan sabab lahayn, balse reer Galbeedku sii wadi doonaan taageerada ay u fidinayaan Ukraine.

mas’uuliyiinta Ruushka ayaa sheegay in Moscow iyo Beijing ay ku heshiiyeen inay ka soo hor jeestaan wax ay ugu yeeren aflagaadada iyo hanjabaadda reer Galbeedka, balse Shiinuhu weli ma xaqiijin arrintaasi.

 

Office Nairobi Kenya