Warar ka soo taliska Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa lagu shaaciyay in laba ka mida ciidamadooda lagu la’yahay Badda Somalia.

Ciidamada lala’yahay ayaa qeyb ka ahaa ciidamo Mareykan ah oo wata maraakiib dagaal kuwaasooo dhawaan laga howlgaliyay badda cas iyo gacanka cadmeed.

Advertisement

Ciidamadaan ayuu Mareykanku ugu talo galay inay ka hortagaan dagaal yahanada Xuutiyiinta oo bilaabay dhamaadka sanadkii tagay inay weeraraan maraakiibta Yuhuuda ee mara  Badda Cas si ay culeyska uga yareeyaan duqeymaha Gaza lagu xasuuqayo marasta.

Talaabooyinka uu qaaday Mareykanka ee samatabbixinta ayaa hadda socda walina wax raad raac ah lama sheegin.

Wararka madaxa banaan ayaa sheegaya in Ameerikaanku saxaafada siin faahfaahinta baadi goob-kooda sida Markabkii ay saarnaayeen magacyadooda iyo qaabka lagu waayay intaba.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleMadaxweyne xigeenka Galmudug oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe+SAWIRRO
Next articlekooxo hubeysan oo maanta dileen Masuul ka tirsanaa Maamulka Dharkeenleey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here