Mareykanka oo seefta Galka kala baxay hadal aad u adagna ku turyeeyay Farmaajo.

Waxaan ka dalbeynaa M.Farmaajo inuu si buuxda u hubiyo ka qaybgalka shir madaxeedka iyo gabagabeeynta heshiis doorasho oo loo dhanyahay umada Somaluyeedna dan u ah.

Waxaan sidoo kale ku boorrinaynaa maamulada Somalia Said Abdullahi Dani, Axmed Madobe, Mr. Qoorqoor, Ali Guudlaawe iyo Laftagareen iyana in
ka ay qaybgalaan shuruud la’aan ayaa lagu yaro qoraal digniin ah oo maanta kasoo baxday Safaarada Mareykanka ee Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here