Dowladda Mareykanka ayaa cune-qabateyn ku soo rogtay in ka badan 43 Sarkaal oo siweyn ugu dhaw huggaamiyaha Dalka Belaruz Alexander Lokashenko.

Xoghayaha arrimaha dibadda Washington Antony Bilinken ayaa ku dhowaaqay Cune-qabateytani La xiriirta dhinacyada dhaqaalaha iyo Safarada sida lagu sheegey warka ka soobaxay Xoghaaye Antony.

Muddo toddoba bilood waxaa uu wadanka Belaruz uu wajahayaa Daganaasho la’aan baahsan, kadib markii Madaxweyne Lokashenko uu diiday in looga guuleystey Doorashadii Dalkaasi ka dhacay Bishii agoosto ee Sanadkii 2020.

Office Nairobi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here