Sharci dejiyaasha Kongareska Mareykanka ayaa sheegay inay dib u eegis ku sameenayaan heshiiskii hubka ee uu horey u saxiixay Madaxweynihii hore Mareykanka Donald Trump ee laga iibinyay dalka Imaaratka Carabta.

Heshiiska ayaa xusaayay in 23Bilyan oo doolarka Mareykanka ah looga iibinayo Imaratka Diyaarado dagaal iyo sanado hub.

Sidoo kale arintaan ayaa ku soo aadaysa xili dagaalo siyaasadeed ay ka jiraan bariga dhexe.

Office Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here