HomeWarkiiMareykanka oo helay Xog sheegeysa qorshe halis ah oo Shiinuhu ka dhex...

Mareykanka oo helay Xog sheegeysa qorshe halis ah oo Shiinuhu ka dhex fulinayo Mareykanka

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio ayaa shaaciyay inay heleen xog halis ku ah amnigooda sirahooda kaasoo ay Shinuhu ka dhex wadaan dalkooda.

Xogtaan ayaa sheegeysa in Dowlada Shiinuhu maalgelisay dadka u dhashay bartamaha Ameerika, si ay u tagaan Mareykanka kadibna ugu milmaan mareykanka si marka ay dhalasho qaataan Dowladana u galaan ay ugu basaasaan shiinaha.

Shiinaha intaasi ugama harayaan marka ay dadkaasi dhalasho qaataan ayay hadana kala shaqeynayaan sidii ay xilal muhiim ah ugu heli lahayaen dowlada si siraha ay uga baahan yihiin ugu soo gudbiyaan.

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio ahna la taliyaha amniga Trump ayaa saxaafada u sheegay inay sameynayaan ka hor tag islamarkaana ay adkeyn doonaan inay viisa siiyaan dadka ameeriakada kale ka imaanaya.

Wasiirka wuxuu sidoo kale sheegay inay xitaa kuwa hore u qaatay dhalashada mareykanka ay dabagal ku sameyn doonaan islamarkaana ay ka hor itsraagi doonaan inay ehaladooda keenaan Mareykanka.

Arintaan ayaa muujineysa sida dalalka waa weyn ay dagaalka hoose isugu wadaan iyadoo Mareykankana la ogyahay inuu aqoonsi siiyay Taiwan oo Shiinaha ka tirsan si u hello dal daris la ah shiinaha oo uadeegsan karo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -