Dowlada Mareykanka ayaa mar kale ku celisay inay taageereyso madax bananida dhuleeed ee Soomaaliya xili Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer uu ka hadlay Shirkii IGAD.

Sarkaalkaasi u hadlay Ameerikaanka wuxuu Itoobiya uga digay ficilo xadgudub inay gobalka ka samayso.

Advertisement

Hadaba halkaan ka daawo warbixin TV-ga Universal u arintaasi ka diyaariyay:-

Previous articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
Next articleDowlada Somalia oo soo dhaweysay war-murtiyeedka ka soo baxay IGAD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here