HomeWarkiiMareykanka oo qabtay Markab ka soo baxay Shiinaha,kuna socday Iiraan oo siday...

Mareykanka oo qabtay Markab ka soo baxay Shiinaha,kuna socday Iiraan oo siday agab laga sameeyo hubka.

Howlgal saneeyeen Ciidamada Badda Dalka Mareykanka ayay ku qabteen Markab ka soo baxay Dalka Shiinaha islamarkaa a ku socday Dalka Iiran kaasoo siday agab laga sameeyo hubka.

Markabka Shiinaha ka yimid waxaa lagu qabtay badweynta Hindiya gaar ahaan xeebaha Dalka  Sri Lanka , waxayna ciidamada Mareykanku la soo degeen agabkii hubka laga sameyn karay wayna iska fasaxeen Markabka.

Ciidamada Mareykanka guud ahaan waxay burburiyeen dhammaan agabkii markabka uu siday, lama oga in Shiinuhu wax ka ogaa islamarkaana ay iyagu Iiraan u soo dhiibeen.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA            DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -