Dowlada Kenya ayaa la sheegay inay kala wareegtay Mareykanka qalab Milatari oo qarash badan ku kacaya.

Wararka la xiriira arintaan ayaa tilmaamaya in qalabkaani la siiyay Kenya uu ku fadhiyo 220 Milyan oo lacagta Kenya ah.

Advertisement

Dowlada Mareykanka ayaa ujeedkeedu yahay sidii hubkaani loogu xoojin lahaa  sugida amniga Kenya iyo la dagaalanka Alshabaa.

Sida la og yahay dhulka dhaca xad beeneedka Somalia iyo Kenya waxaa ku xooggan dagaal yahanada Alshabaab kuwaasoo sidaas si la midana ugu xogan gobolada Juhooyinka.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleYaa Dabaalahoo Duurka loo diraa.
Next articleAmni darada Garowe oo lagu eedeeyay Madaxda Sare

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here