Mareykanka ayaa si ku meel gaadh ah ugu kordhiyey mudada ay joogi karaan dadka Soomaalida ah ee aan sharciga haysani dalkaas, maadaama oo sida dawladda dalkaasi sheegtay ay weli dhibaatooyin ka taagan yihiin Soomaaliya oo aanay dadkaasi ku noqon karin haatan.

Mudada loo kordhiyey dadkaas ayay hay’ada qaabilsan arintani ku sheegeen in ay tahay 18 bilood.

Haddaba, Garyaqaan AmiinHaaruun, oo ah qareenka hawl gala dalka Maraykanya, ayaa BBC-da u faahfaahiyay ruqsaddan dadkaa la siiyey ee magaceeda loo soo gaabiyo TPS.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here